8.
Fadlan bixi magaca iyo lambarka telefoonka ee qareenka cusub ee qof kasta oo kale oo laga yaabo
in uu hayo macluumaad ku saabsan sheegashadan:
9.
Heshiiska iyo Fahamka
Dacwooduhu wuxuu oggol yahay, isaga oo ku beddelanaya lacag ka socota Sanduuqa Dhaqaalaha Macmiilka ee
Ururka Qareennada Gobolka Oregon (OSB CSF), in dacwooduhu uu:
a.
Ku wareejin doono Ururka Qareennada Gobolka Oregon dhammaan xuquuqda uu leeyahay dacwooduhu ee ka
dhanka ah qareenka ama qof kasta oo kale oo ka mas’uul ah khasaaraha soo gaaray dacwoodaha, ilaa
qadarka lacageed ee ay bixiso CSF.
b.
Kala shaqeyn doono OSB CSF dadaalkeeda ay ugu jirto in ay wax ka soo ururiso qareenka, oo ay ka mid yihiin
bixinta macluumaadka iyo marqaatiga dacwad kasta oo sharci ah oo ay bilowday OSB CSF.
c.
La socodsiin doono CSB CSF haddii dacwooduhu helo ogeysiis ah in qareenku gudbiyay in laga dhaafo dhaqaale
la’aani la soo daristay ‘bankruptcy’ awgeed.
d.
La socodsiin doono CSB CSF haddii dacwooduhu helo lacag ah ama u dib u helo qayb ka mid ah khasaaraha isaga
oo ka hela qareenka ama qof kasta oo kale oo ka tirsan urur isla markaana u magdhabo OSB CSF ilaa xadka bixinta
10.
Oggolaanshaha Dacwoodaha
☐
Bixinta Diiwaannada: Waxaan halkan ka oggolaanayaa sii deynta Sanduuqa Dhaqaalaha Macmiilka, marka la
codsado, wixii diiwaanno ah ama faylasha la xiriira wakiilnimada uu i matalayo aniga ee qareenka lagu
magacaabay Su'aasha 2aad.
b.
☐Lacag siinta Dhinac Saddexaad: Waxaan halkan ka oggolaanayaa in Sanduuqa Dhaqaalaha Macmiilka OSB
bixiyaan dhammaan lacagaha la i siiyay iyaga oo ku hagaajinaya:
Magaca:
Cinwaanka:
11.
Saxiixa iyo Caddeynta Dacwoodaha
(Dacwoode kastaa waa in uu haystaa bogga saxiixa oo nootaayo leh. Fadlan koobi ka samee boggan kaasi oo loogu
talagalay qof kasta oo ku qoran su'aasha 1.)
Gobolka
Degaanka
Marka la dhaarto ama la qiro, waxaan caddeynayaa waxyaabaha soo socda in ay yihiin run:
Waxaan dib u eegay Xeerarka Sanduuqa Dhaqaalaha Macmiilka iyo Codsiga loogu talagalay Magdhawga ee la
tilmaamay; iyada oo gudbinta sheegashadani ay ku xiran tahay shuruudaha lagu tilmaamay halkaasi; iyada oo
macluumaadka aan ku bixiyay Codsigan ay yihiin kuwo dhammeystiran oo run ah, intii karaankayga ah iyo sida aan
aaminsanahay.
Saxiixa Dacwoodaha
Hortayda ku saxiixay kuna dhaartay (ama xaqiijiyay) tani maalinta , 20
Saxiixa Nootaayada
Nootaayada Dadweynaha ee loogu talagalay
Oggolaanshahaygu Wuxuu Waqtigiisu Dhacayaa
Fadlan buuxi bogga 4 haddii uu qareenku ku matalayo sheegashadan.